CEERIGAABOSULDAAN CUSUB OO LA SOO

January 5, 2010 at 2:37 pm | Posted in Uncategorized | Leave a comment

CEERIGAABOSULDAAN CUSUB OO LA SOO

DHOWEEYEY  MIDKALENA LACALEEMO SAARAYO BERI

Tuulada gudmo biya cas oo u taala galbeedka gobolka sanaag ayaa waxaa ka socota qabanqaabada munaasibad aad u balaadhan taasoo loogu gogol xaadhayo caleemo saarka suldaan cusub

Suldaanka cusub ee beesha samatar biciide[basanbuur} suldaan ibrahim cige ismaaciil {qoordheere} ayaala filayaa in caleemo saarkiisu maalinta beria ah ee bishu tahay 6da bishan {arbaca} ka dhacdo gudmo biya cas
Inkastoo ay maanta dib uga dhacday caleemasaarka suldaanka cusub hadana waxaa si weyn loogu rajo weyn yahay in ay qabsoonto maalintaa arbacada ah

Leave a Comment »

RSS feed for comments on this post. TrackBack URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.
Entries and comments feeds.

%d bloggers like this: